29th November 2024 admin Category :
Markuu arkay Xasuuqii Beesha Geri Koombe ee Daarood loogu gaystay Itoobiya ayuu Mashxarad ugu tegay Faysal Cali Waraabe madaxdii Xasuuqa gaystay. Isaga oo caruurtii iyo Dumarkii ay Oramadu xasuuqday ku sheegaya Faqash. Jawar maxamed iyo gacan ku dhiiglayaasha la saaxiibkana ah uga hambalyeey xasuuqa ay gaysteen
Isir nacaybka Hogaanka beesha Isaaq ku jira ayaa waxay keentay in Ragii gaystay xasuuqii Caruurta iyo haweenka beesha Geri Koombe ee Daarood ee dalka Itoobiya, kana barakiciyey degaanadoodii in qaarna ay Hargaysa ku casumaan kuwa kalena iyaga oo mashxaradaya oo durbaanada wata sida Faysal Cali Waraabe ay Jawar Maxamed gurigiisa ugu tagaan iyaga oo u hambalyeeynaya.
https://allsanaag.com/ma-xasuuqa-tuli-guuleed-ayaa-lagu-saaxiibay/