28th March 2024  admin  Category :

Markuu arkay Xasuuqii Beesha Geri Koombe ee Daarood loogu  gaystay Itoobiya  ayuu Mashxarad ugu tegay  Faysal Cali Waraabe madaxdii Xasuuqa gaystay. Isaga oo caruurtii iyo Dumarkii ay Oramadu xasuuqday ku sheegaya Faqash. Jawar maxamed iyo gacan ku dhiiglayaasha la saaxiibkana ah uga hambalyeey xasuuqa ay gaysteen

Jigjigo-2.jpg

Isir nacaybka  Hogaanka beesha Isaaq ku jira ayaa waxay keentay in Ragii gaystay  xasuuqii Caruurta iyo haweenka beesha Geri Koombe ee Daarood  ee dalka Itoobiya, kana barakiciyey degaanadoodii in qaarna ay Hargaysa ku casumaan kuwa kalena iyaga oo mashxaradaya oo durbaanada wata sida Faysal Cali Waraabe ay Jawar Maxamed gurigiisa ugu tagaan iyaga oo u hambalyeeynaya.

Ma xasuuqa Tuli Guuleed ayaa lagu saaxiibay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*