28th April 2024  admin  Category :

ldhibaan Ovie Omo-Agege waa ka mooryaansan yahay Mahad Salad iyo Fiqi  Mooryaanimada ay Ka sameeyaan Baarlamaanka Soomaaliya

Aqalka sare ee baarlamaanka dalka Negeriya ayaa hadda waxa uu   ku jiraa heegankii ugu sareeyey , ka dib markii koox Mooryaan ahi ay  soo weerareen  Baatlamaanka oo ku jira kalfadhigisii.
Mooryaantan ayaa waxa hogaaminayey Senetor horay shaqada looga joojiyey oo lagu magcaabo Ovie Omo-Agege wuxuuna qaatay Calaamaddii ama dubbihii  gaarka u ahaa  xildhibaanada aqalka sare ee fadhigoodu yahay Caasimadda Nigeriya ee Abuja.
Dhaqankan waa “khiyaano qaran” oo lagu mutaysan karo dal dalaad sidaa waxa yiri Aliyu Abdullahi, oo ah afhayeenka aqalka sare , wuxuuna  ku daray Xildhibaanu wuxuu isku dayey inuu inqilaabo mid ka mid ah laamaha dawladda Federaalka ee Nigeriya

Image result for Ovie Omo-Agege

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*