Category Archives: Mooryaanta

11th June 2026  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

11th June 2026  admin  

11th June 2026  admin  

Garsoore Cumar Cartan oo Soomaali ah oo lagu waday in uu noqdo garsoorihii ugu horeeyay ee ka socda dalkiisa ee dhex dhexaadiya fianaalka Koobka Adduunka ayaa loo diiday inuu galo dalka Mareykanka. Cartan oo ah garsooraha sanadka 2025 ee xiriirka kubadda cagta Afrika ayaa laga mamnuucay inuu dalka soo galo isaga oo ka dagay garoonka […]

11th June 2026  admin  

Jaaliyadda Soomaalida Canada ee Toronto ayaa ka mudaaharaaday bannaanka qunsuliyadda Turkiga ee Toronto, iyagoo ku eedeeyay in hubka la siiyay dowladda Soomaaliya loo adeegsaday in lagu laayo shacabka rayidka ah iyo mas’uuliyiin mucaarad ah.

11th June 2026  admin  

Wafti ballaaran oo ka kooban xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Puntland, iyo aqoon yahan oo maalmahan gobolka Sanaag shaqooyin iyo kormeer ku joogay, ayaa Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan booqasho iyo salaan ugu tegay hoyga uu ka deggan yahay magaalada Badhan. Waftigan ayaa socdaalkoodu la xiriiraa dardargelinta horumarinta gobolka Sanaag, xoojinta wadajirka bulshada iyo adkaynta amniga

11th June 2026  admin  

14 sano ka hor iyo maqaal aan ka qornay Turkiga iyo Siyaasiyiinta Beesha Hawiye https://web.archive.org/web/20121206221344/https://allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/1505-turkigu-ma-beel-soomaaliyeed-ayuu-hubaynayaa

11th June 2026  admin  

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Puntland iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa kormeer ku tagay Magaalada Carmale ee Sanaag, halkaas oo ay utageen gaarsiinta gargaar, waxa ayna kala hadleen sidii nabadda loogawada shaqeenlahaa.