25th November 2024 admin Category :
Tobon sano ka hor maanta oo kale Cali Ceelaayo xil uu hayey ayuu iska casilay, maantana xil kii ka sii weyn ayuu umadda Puntland u hayaa.
Ref.RGW/O1/291/08
ku Gudiga Rugta Ganacsiga DGPL
Og:Xoghayaha Guud ee Rugta Ganacsiga Ee DGPl
Og:Wasiirka Rugta Ganacsiga ee DGPl
Og:Madaxweynaha Dowlad Goboleedka DGPL
Ujeeddo: Iska Casilid Xilka Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga DGPL
Mudanayaal:
Waxaan Halkaan idiinku soo gudbinayaa in laga bilaabo Maanta oo
taariikhdu tahay 08/03/08 aan iska casilay xilkii gudoomiyaha rugta ganacsiga DGPL
Mudanayaal: waxaan idiinka Mahadcelinayaa wada shaqayntiinii wanaagsanayd muddadii aan Xilka hayey
Mahadsanidin
Cali Max’ud Xasan (Cali Ceelaalyo)
Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga DGPLHadaba Gudoomiyaha oo Istiqaaladiisan Maanta soo Gudbiyey ayaa waxaa Isla Maanta kulan isugu Yimid Gudiga Rugta ganacsiga DGPLoo ka Kooban 14 Xubnood waxayna u Codeeyey ka aqbilida Iscasilaada Gudoomiyaha Codna u qaaday Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 11/03/08 da waxaana U Codaysay oo is Casilaadiisa ku raacday 11 Xubnood Halka ay 2 Labona ka Aamustay.
ALLSANAAG.COM
https://allsanaag.com/allsanaag-person-of-the-year-2017-sheikh-ali-mohamud-hassan-ceelaayo-2/