
26th November 2026 admin Category :
Dowladda Puntland ayaa Ciidamo u dirtay Buuraha Calmadow ee Silsadda Goolis kuwaasi oo raad jooga Maleeshiyaad ku dhuumalyasanya Buraahsi.
Dhawaan diyaaradaha dhanka cirka Soomaliya ka saacida ayaa duqaymo lagu beegsanaayno fadhiisimo ay ku lahaayeen kooxda Alshabab ka sameeyay buuraha Calmadoow ee gobolka Sanaag, Puntlnad ayaa ugu danabyn maanta ciidamo kolonyo ah halkaasi u dirtay.







