29th March 2024  admin  Category :

 

Ra’isawasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa noqday Musharaxa ugu taageerada badan Bulshada Soomaaliyeed guud ahaan iyo Xildhibaanada dhowaan la doortay ee  ka soo kala jeeda lixda maamul goboleed ee Soomaaliya . Kuwaas oo  dhowaan u codayn doona cidda ay la jecel yihiin inuu dalka Soomaaliya  ka noqdo madaxweyne  .

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*