26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Gaas oo ku baaqay  in dalku Isbedelu baahan yahay .

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ku baaqay in dalku u baahnayahay Madax wanaagsan oo dalka ka saari kara marxalada adag ee uu ku jiro. Wuxuu ugu baaqay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka inay doortaan Madaxweyne Soomaaliyed oo dadka iyo dalka u wanaagsan.

Wuxuu Cabdiwali noqday hoggamiyihii ugu horeyay ee xubnaha Madasha Wada-tashiga Qaran ee ku baaqa in la doorto Madaxweyne cusub

https://youtu.be/nhLsvQzRXao

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*