4th December 2024 admin Category :
Daawo sawirada Qabyo 2 ee riwaayadda Xasan Culusoow uu doonayo inuu Soomaali u jilo afarta sano ee soo socota.
Guuda ahaan Soomaaliya maanta abaar xun ayaa jirta, oo gaajo iyo haraad loogu dhimanayo gees walba . Meesha qura ee Soomaaliya ka cagaarani waa guryaha lagu qabto xafladaha Xasan Culusoow uu ku dhiganayo Qabyo2, isaga oo ku maalgelinaya lacagtii uu umadda Soomaaliyeed ka musuqmaasaqay. Xasan Culusoow ayaa doonaya in Soomaali doortaan si uu halkii uga sii wado qabyaaladdisa xatooyaddii xoolaha dadweynaha
https://youtu.be/UtE3pz1AFSs