19th May 2024  admin  Category :

Qorshe Xasan, Waa Gabar Somaliyeed oo ah Macalimad school ka hoose Dhexe ee magaaloyinka Rosemount , apple valley iyo Eagan Minnesota ayaaa sanadkan 2020 loo codeeyey kuna guulaysatay macalinka Sanadka State of Minnesota. Qorshe ayaa sida la sheegay waalidkeed waxay ka soo jeedaan Maakhir


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*