7th May 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay tacsi u dirayaan leh u dirayaan Aabe Cabulaahi Axmed Muuse iyo Hooyo Aamino Saciid Warsame oo wiilkoodii Allah ha u naxariistee Axmed Cabdulaahi Axmed Muuse uu maanta ku geeriyooday magalada Hayderabad ee dalka Hindiya. sidoo kale Marxuum Axmed Cabdulaahi Axmed    , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

ALLSANAAG. COM

One thought on “TACSI: AXMED CABDULAAHI AXMED

  1. Ahmed S Warsame

    Innaa Lillahi wa innaa Ilayhi raajicuun “Surely we belong to Allah and to Him shall we return” Allah (swt) samir iyo iimaan ha ka siiyo labadiisa waalid iyo dhamaan ehelkisii, marxumkana Allah ha ka yeelo kuwa Jannatul Fardowsa hoyga looga dhigay. Aamiin!

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*