27th April 2024  admin  Category :

Wada hadalada beesha Isaaq iyo Dawladda

Barlamaanka Somalia Oo Shaaciyay Qarashka lacagta Ku Baxaysa Wadahadalka Dawlada iyo Kooxda Adna ay madaxda u tahay

Mudaneyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Axadii maanta 29-ka December, 2019, akhrinta labaad marsiiyey Miisaaniyadda dowladda ee 2020-ka.

Barlamaanka Soomaaliya ayaa sidoo kale shaaciyay qarashka ku baxaya wadahadalka Dawlada Fadaraalka Soomaaliya iyo maamulka Beesha isaaq, oo wada hadalada u wakiishay Islaanta Adna Aadan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*