26th July 2024  admin  Category :

Canaasiirtii SNM ee Soomaaliya diidka ahaa ayaa Ilmada Yaxaaska daadinaysa

Daawo maamulka SNM oo ka hadlaya dhacdadii Midigale oo ay iyagu ka danbeeyeen,. Kooxda Axmed Diiriye u hadlayo ee Beesha Isaaq iyo Alshabaabka ay ku abuureen kuna maalgeliyaan buuraha Calmadow ee hadda ku dhuumaalaysta iyo koox cusub oo ay wada shaqayni ka dhaxayso ee ku caan baxday Tayiro gubidda iyo kicinta Caruurta ayaa looga shakisan yahayinay falkan argagaxisnimada ah ee ka dhacay Midigale inay ka danbeeyeen, sababtoo ah iyaga qura ayaa Gobolka Sanaag dadka ku dila, Waxaana ugu danbaysay dilkii Shidan oo dhowr qof ku dileen todobaad ka hore iyo Damala Xagare oo ay sadex qof dileen dhowaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*