29th March 2024  admin  Category :

Aqoonyahan Maxamuud Cali Geeldoon oo ku khasbay ururka Heritage inay raali gelin bixiyaan

Aqoon yahan Geeldoon,oo sanadkii labaad si adag oo aan gabasho lahayn uga hadlay ururka Reer Caynte ee xag jirka ah ee garabka siiya maamulka SNM, ayaa hadda ka keenay in ururkaasi raalin gelin bixiyaan, waxayna sheegeen inay sanadka danbe ka soo qayb gelin doonaan “Soomaalida jecel midnimada”., Taasina waxaykuu cadaynaysaa inay dhowrkan sano waxay qasanayeen inay ahayd waxay ugu talo galeen.

Sidoo kale Aqoon aqoonyahan Sakariye Isticmaar , oo ka mid ah Odayaasha Puntland ayaa ololihii looga hortagayey Ururka xag jirka ee ku salaysan Isir nacaybka qayb llibaax ka qaatay, wacyi gelinta bulshada reer Puntland

No photo description available.
No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*