26th July 2024  admin  Category :

Hoos ka akhriso mid ka mid warqadihii Ururka USP iyo Qaramada midoobey is dhaafsan jireen Puntland ka hor. Warqadan waxa loo soo diray Gudoomiyihii USP,Maxamed Cabdi Xaashi iyo ku xigeenkiisii Allah ha u naxariisto Cawad Casharo.

Warqadan waxa ku saxiixan wakiilkii hore ee Qaramada midoobey ee Soomaaliya james Victor Gbeho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*