26th July 2024  admin  Category :

Cumar Cabdirashiid oo si weyn looga soo dhaweeyey Garoowe

Waxaa maanta Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland si weyn loogu soo dhaweeyey  Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo hore u soo noqday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Cumar Cabdirashiid ayaa saxaafaadda u sheegay inuu 25 Bishaan ka qeyb geli doono Caleema-saarka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire oo ka dhici doonto tuulada Jeedalow oo ka tirsan deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*