29th March 2024  admin  Category :

Shacabka & Waxgaradka  Degmada Taleex & Deegaanada hoos yimaada sida Carooley ,Burcadle & Holol ayaa deeq Xoolo ah oo ka kooban Geel & Ari ay ugu talagaleen inay ku garab istaagaan Ciidamada Geesiyaasha Puntland ee dagaalka lagu xoraynayo Gobolka Sool ku jira maamulka Hargeysa ku wareejiyay Gudiga Taakulaynta Ciidamadda ee Dowladda .

Xoolahan oo gawaari looga sooqaaday deeganadan ayu gudigu kula wareegay jiidaha dagaalka Gobolka sool waxaana ugu horayn warbixiyay Xoolaha ay wadaan & sida dadka degmada Taleex u garab taagan yihiin Ciidamada Difaaca puntland Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaada Xoolaha Dowladda Puntland Axmed Kayse & Qaar kamida Waxgaradka deegaanadaas.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*