29th March 2024  admin  Category :

Wiil Afrikaan ah,  oo daqiiqado gudahood ku bad baadiyey Cunug ka laalaada  dabaqa Afraad

Mamoudou Gassama,  oo 22 jir ah , kana  soo jeeda Dalka Mali oo   sharci darona ku joogay dalka Faransiiska  , ayaa madaxweynaha dalka Faransiiska  Emmanuel Macron maalintii   isniniintii kula kulmay Qarsriga  Elysee Palace. Ka dib markii uu bad baadiyey Cunug ka soo laalaada Dabaqa Afraad.

Mamoudou, waxa la siiyey dhalashadii Faransiiska, shaqona waxa laga siiyey Dabdemiska

Image result for Mamoudou Gassama

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*