29th March 2024  admin  Category :

TV-yadii madaxa bananaa ee  reer Sool  ayaa lagu xanibay Sidee Mudaharaadkii Laascanood u soo gudbisaan

Maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin  ee SNM,  ayaa maanta shaaca ka qaaday in labada magaalo ee  Hargeysa iyo Burco ay  ka mamnuuceen inay howl garaan TVyada degaanada Dhulbahante kuwaa oo baahiyay mudaharaado ka dhacay laascaanood

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*