26th July 2024  admin  Category :

Dadka haddii ay riwaayad ku nool yihiin waa mid masiibo ah. Ninkan muuqaalka hoose ka hadlaya wuxuu aqirnayaa war been ah, wuxuu ku leeyahay Yusur Abraar ayaa cafis na soo weeydiisatay si ay Borama u tagto. Bal Isaaq oo aan ictiraaf hellin haddii ay dadkii deegaankoodii booqanayey ay fasax iyo cafis ka rabaan, maxaa mooday haddii lacala ay ictiraaf hellaan? Waxaase ayaan darro ah dadka nimanka noocaas ah hoos jooga ee kaba qaadka u ah.

https://youtu.be/ntvQ-a4vbMs

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*