16th April 2024  admin  Category :

Farole oo taageeray digniintii Beesha Caalamka eeedeyn-na u jeediyey Mdaxweynaha Puntland

Madaxweynihii hore ee Puntland islamarkaana ah musharax u taagan xilka Madaxweynaha Somalia ayaa warsaxfadeed uu ku qabtey aqalkiisa magaalada Garowe ku sheegey in geedi socodkii doorashada Somalia but-bur iyo siyaasad xumo lagu maamuley sidaas darteedna aan lagu kalsoonaan karin natiijada kasoo baxeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*