26th July 2024  admin  Category :

 

Puntland lix xildhibaan ayaa dib loo soo  doortay, shan ka mid ah waa Warsangeli. Arintan ayaa kuu cadaynaysa in Maakhir Demoqraadiyad iyo wada tashi ka jirin , dalkuna gacanta ugu jiro Kaligii taliye aan isbedel doonayn

sawirka kore wuxuu  muujinaya Xildhibaanadii hore jabka ka qabsaday Puntland  iyo  sida looga nacay Puntland Xildhibaanadii hore.

Fiiri sawirka 6 xildhibaan kaliya ayaa Puntland dib loo soo doortay!!

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*