26th July 2024  admin  Category :

Bahda ALLSANAAG,  waxay  tacsi tiiraanyo leh  u dirayaan Qoyskiii gaar ahaan Adeer Mohamed Abdulahi Muuse iyo Eedo Amino Axmed Cali oo wiilkoodii Allah ha u naxariistee  Abdirisaaq Mohamed Abdullahi Caawa lagu dilay Degmada Buraan ee gobolka Hayland..  Marxuumka waxaan Allah  uga baryeynaa in uu Qabriga u waasiciyo Janadiisana geeyo Aamiin, Aaamiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*