26th July 2024  admin  Category :

digg icon delicious icon

Xarun lagu dhaqan celin doono dhalinyarada kasoo baxda Alshabaab oo laga furay Kismaayo(SAWIRRO+VIDEO)

March 3, 2017   //     //   News864 Views

Magaalada Kismaayo waxaa laga hirgeliyay xarun lagu dhaqan celinayo dhalinyarada kasoo baxda Alshabaab.Xaruntan oo ah tii afraad ee laga dhaqan geliyo gudaha Somalia ayaa waxaa maalgelisay dowlada Germany.Xarunta waxaa xadhiga kajaray madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan waxaana goobjoog ahaa Markus Ballmohr oo ah safiir kuxigeenka dowlada Germany ee dalka Somalia,isku duwaha UNSOM dhanka amniga iyo sharciyada Staffan Tillander iyo masuuliyiin ka socotay dowlad goboleedka Jubaland.Hoos ka daawo sawirada iyo VIDEO.
32346761904_02b36f8c1f_z

32346762664_fc2c3fbc61_z

32346764054_f4cd524535_z

32376638983_328c256646_z

33063985281_8cc7ac56f7_z

33063985691_4eb5b19989_z

33063987741_6b3993fc04_z

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*