26th July 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay  tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, eheladdii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Saalax  Maxamed Muuse  Saalax Googooye oo caawa ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Canada. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aamiin

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*