26th April 2024  admin  Category :

Yaa loo doortay Diyaaradda Aduunka ugu fiican? ee la raaco iyo Garoonka Diyaaradeed ee ugu wanaagsan ee laga soo dego ama laga dhoofo/

Diyaaradda Qatar Airways ayaa noqotay diyaaradda ugu wanaagsan ee Rikaab qaada,

Garoon diyaaradeed ii Diyaaradi cago dhigato ama ka duusho ayaa waxa uu noqday  Hamad International Airport, Doha (DOH)

 

  • 1. Qatar Airways
  • 2. Lufthansa
  • 3. Etihad Airways
  • 4. Singapore Airlines
  • 5. South African Airways
  • 6. Austrian Airlines
  • 7. Aegean Airlines
  • 8. Qantas
  • 9. Air Malta
  • 10. Virgin Atlantic

Tobonka Garoon Diyaaradeed ee aduunka ugu wanaagsan

  • 1. Hamad International Airport, Doha (DOH)
  • 2. Athens International Airport, Athens (ATH)
  • 3. Tokyo Haneda International Airport, Tokyo (HND)
  • 4. Cologne Bonn Airport, Cologne, Germany (CGN)
  • 5. Singapore Changi Airport, Singapore (SIN)
  • 6. Nagoya Chubu Centrair Airport, Nagoya, Japan (NGO)
  • 7. Viracopos International Airport, Campinas, Brazil (VCP)
  • 8. Amman Queen Alia Airport, Amman, Jordan (AMM)
  • 9. Guararapes-Gilberto Freyre International Airport, Recife, Brazil (REC)
  • 10. Quito International Airport, Quito, Ecuador (UIO)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*