8th May 2024  admin  Category :

Garad Saleban Garad Mohamed,  fiisaha uu ku imanayo Tukaraq yaa waydiin doona  ma  Biciide mise Sacad Yoonis?.

Mid ka mid ah Marabbida dulaysan ee beesha  Dhulbahante,  oo  ay Qoys ka soo wada jeedaan  Cali Khaliif oo dedaalka weyn  ugu jira in gobolka Sool ay Sacad yoonis iyo Biciide qaybsadaan ayaa hadda Isimaddii Dhulbahante ee Garowe ku sugan   wuxuu ku  leeyahay mustaqbalka Tukuraq Fiiso ayaa ku soo gelaysaan

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*