26th July 2024  admin  Category :

Garaad Salebaan Garaad Mohamed,  fiisaha uu ku imanayo Tukaraq yaa bixinaya   ma  Biciide mise Sacad Yoonis?.

Mid ka mid ah Marabbida dulaysan ee beesha  Dhulbahante,  oo  ay Qoys ka soo wada jeedaan  Cali Khaliif horay laascaanood u bixiyey, hadana  dedaalka weyn  ugu jira in gobolka Sool ay Sacad yoonis iyo Biciide qaybsadaan,  ayaa hadda Isimaddii Dhulbahante ee Garowe ku sugan   wuxuu ku  leeyahay mustaqbalka Tukuraq Fiiso ayaa ku soo gelaysaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*