26th April 2024  admin  Category :

Wareysi: Cabdi Xaashi oo ka hadlay muddo kororsiga

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka horyimid go’aankii shalay Aqalka Hoose uu muddada ugu kordhayey laamaha dawladda Soomaaliya illaa laba sano.

Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo waraysi siiyey Idaacadda VOA ayaa sheegay in heshiiskii September 17-keedii oo ay wadajir labada aqal u ansixiyeen uusan aqal keliya jebin karin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*