5th May 2024  admin  Category :

Urur Siyaasadeedka Kaah ayaa 300 Fuusto ugu deeqay Jidka Baakaysan ee Ceel Daahir ilaa Ceerigaabo.

Urur siyaasadeedka Kaah, oo weli ku jira dabaal degii ay maalintii shaly ku doorteen madaxda sare ee Ururkaas, ayaa maanta 300 Fuusto ugu deeqay Jidka Baakaysan ee Ceel Daahir ilaa Ceerigaabo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*