26th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo la waydiiyey in “Gobolada Sool iyo Sanaag ay Soomaliya ka tirsan yihiin iyo in kale ayaa ku jawaabay Su’aashaasi waa su’aal adag kamana jawaabi karo”.

Madaxweyne Farmaajo oo la weydiiyey waxa loo dhoho waa lagu “muransanyahay” Sool iyo Sanaag, iyo in doorashadoodu ka dhacayso Xamar ayaa yidhi:”Su’aashaasi waa su’aal adag kamana jawaabi karo”.

Su’aashaasi waa su’aal adag kamana jawaabi karo”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*