8th May 2024  admin  Category :

Reer guuraagii Sool iyo Sanaag ayaa  sidii loo lahaa waa dhul laysku haysto maanta gaajo iyo haraad waxay  ugu dhimanayaan degaanadoodii iyadoo bulashada Caalamka ee ku sugan Garowe iyo Hargaysa ay ku taageerayaan siyaasad xumada Siilaanyo iyo Gaas

Cuna qabatayntii iyo duulaankii  maamulka Somaliland ku hayeen gobolada Sool iyo Sanaag ayaa sababtay in maanta gaajo loogu dhimanayo Goboladaas.  Denbiyada aduunka ugu waaweyn ayaa waxa ka mid ah in qaab dagaal loo isticmaalo bulshada aan hubaysnayn oo la Oomiyo ama Cunatada laga cuna qabateeyo. Muuqaalka kore Waa Reer Guuraaga beesha Dhulbahante, Muuqaalka labaad waa reer Guuraagii beesha Isaaq oo lacagtii caalamku ugu deeqay iyaga iyo dadka  ay sheegtaan loogu  iibiyey Booyado biyo loogu dhaaminayo

https://youtu.be/6d85TW3fcSM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*