Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th April 2024  admin  

Kulan-bulsheedka degmada Badhan ee gobolka Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Daljir: Waa kulankii ugu horreeyey taariikhda Soomaaliya oo ay warbaahin isu keento shacab degmo, weydiiso hiigsigooda iyo himiladooda; maantana waa Baran iyo degmada gobolka kala barta iyo muwaadiniinta …

26th April 2024  admin  

Haddii Siyaasiyiinta Isaaq 2% sidan ay u fekeri lahaayeen midnimada Soomaaliya Khatar ayeey ku jiri lahayd maanta. Khudbadan Cali Guray, oo ka soo ka soo jeeda beesha Sacad Muuse, Habar awal ee Muuse Biixi ka so jeedo, waa ka daacadan …

26th April 2024  admin  

Itoobiya oo shaacisay saamiga uu dowlad deegaanka Soomaalida ku yeelanayo shidaalka laga soo saarayo dhulkiisa Dowladda Itoobiya ayaa markii u horeysay soo bandhigtay saamiga uu Ismaamulka Soomaalida ku yeelanayo kheyraadka laga soo saaro deegaanada uu maamulo, iyadoo arintan ay eheyd …

26th April 2024  admin  

Mid ka mid ah marabida u shaqeeysa SNMta ayaa been ka sheegay dadka degan gobolada Sool iyo Sanaag, isagoona sheegay in dadku ay wada yihiin SNM taas oo ah mid aan waxba ka jirin. Sidoo kalle, shaqsigan ayaa sheegay in …