7th May 2024  admin  Category :

Haddii Siyaasiyiinta Isaaq 2% sidan ay u fekeri lahaayeen midnimada Soomaaliya Khatar ayeey ku jiri lahayd maanta.

Khudbadan Cali Guray, oo ka soo ka soo jeeda beesha Sacad Muuse, Habar awal ee Muuse Biixi ka so jeedo, waa ka daacadan yahay Maareeye iyo kuwa la midka ah ee sheegta inay Muqdisho u joogaan midnimo Soomaaliyeed.

30kii sano ee la soo dhaafay siyaasiyiinta Isaaq waxay ahaayeen Kuwo Xabaalo qodanayey, iyaga ka raadinayey lafo hadlaya oo u markhaanti fura, kuwo caraysan oo cuqdadaysan oo meel walba la taagnaa Faqash iyo kuwo meel walba u galay eyIctiraaf, xitaa haddii ay ka horimanayso Diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed

Siyaasiyinta sidan ahaa ayaa urursaday Maangaab calooshiis la ciyaar ah oo ka soo jeeda beelaha kale ee la dega. Taasina waxay keentyay in bulshadii Soomaaliyeed ee waqooyiga Soomaaliya ay dawlad madax banaan ka sugaan Nac nac, Indho indho iyo Faysal Cali Dhurwaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*