Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th April 2024  admin  

Xuska 26-June oo lagu qabtay degmadda Badhan ee Gobalka Sanaag. …

26th April 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loogu soo dhoweeyay .…

26th April 2024  admin  

Waa maxay sababta Siyasiyiinta Hawiye had iyo jeer u tageeraan sharci darada iyo Qaran dumiska. Maamulka Falaagada ah ee Somaliland, oo sheegta inay Soomaali inteeda kale ka go’een ayaa maanta xariga ka jaray qaybo ka mid ah dekedda Berbera oo …

26th April 2024  admin  

Waa kuwee xildhibaanada & Senotorada la rabo in ay puntland ku metelaan Dawladda federalka ah ee Soomaaliya. By Hon.Abshir Said salah 1- Xilbaanada Sanadka loo baahan yahay inay qabtaan shaqo dayacantay waa inay noqdaan kuwa laga fiirsaday oo Qaadi kara …