Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

1st May 2024  admin  

Sidee Soomaalida Mareykanku uga faa’iideysaneysaa tallaalka COVID19? Waxaa si xowli ah dalkan Mareykanka uga socda tallaalka cudurka Covid19, iyadoo ilaa hadda la tallaalay in ka badan 180 Milyan oo qof, waxaana dadka ugu badan ee la tallaalay ka mid ah …

1st May 2024  admin  

Hoos ka daawo Muuqaal laga soo duubay dekedda GARACAD ee gobolka Mudug …

1st May 2024  admin  

Talaalka Cocid 19ka ee lagu soo sameeyey dalka Shiiinaha ayaa Soomaaliya la keenay Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo degtay maanta diyaarad siday tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19 ee lagu farsameeyay dalka Shiinaha. Tallaalkan …

1st May 2024  admin  

‘Markaan Farmaajo u sheegay in Mukhtaar Rooboow isa soo dhiibi rabo wuxuu dhahay Fahad u sheeg, markaan Fahad u sheegana oo xogta gaarsiiyay Mukhtaar waa la soo weeraray oo Alshbaab ayaa ogaatay” sidaa waxa yidhi wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya…