26th April 2024  admin  Category :

Magaaladani waxay ka mid ahayd degaanaddii  Saladanaddii Warsangeli ay ka atalin jirtay qarniyada ,  maantana xoog ayaa lagu haystaa dadkeediina waa laga  Barakiciyey, oo maanta waxay dul saaran yihiin oo ay la nool yihiin   Bulsho kale oo aan wax badan dhaamin,  oo iyaguna ku nool Dhul laysku haysto oo cuna qabatayn dhaqaale  saaran yahay

Magaalada Galgala ee gobolka Bari, dhowr sano ka hor waxay ahayd magaalo camiran oo dad badani ay   ku nool yihiin. waxay ahayd magaalo  dadka ku nooli ay beeran jireen  moocyada kala duwan ee dalagyada la beerto. Waxay ahayd magaalo nabadeed.

Maanta dadkii ku noolaa xoog ayaa looga barakiciyey, dalagii ka bixi jiray oo ay caanka  ku ahaydna,  oo lagu soo tabcaayey sanadaha badan kibir ayaa  dab loo saaray. Guryihii bulshada reer Galgala dhisteen si ay ugu nolaadan, oo caruurtooda ugu korsadaaan  sanadka 12kiisa  bilood . Lix bilood alshabaab ayaa degan lixda bilood oo kalena Ciidamo la sheegay inay la dagaalamayaan Alshabaab ayaa degan.

Maanta sawirka dhabta ah oo si tuugnimo looga soo qaaday Galgala  waa kan:

SNM iyo Marabbidoodu nasan maayaan ilaa magaalo kasta ee reer Maakhir ay sida Galgala oo kale ka dhigan

Sawirka Abdirazak Shabcaan.

Sawirka Abdirazak Shabcaan.

Sawirka Abdirazak Shabcaan.

Sawirka Abdirazak Shabcaan.

Sawirka Abdirazak Shabcaan.

Sawirka Abdirazak Shabcaan.

Sawirka Abdirazak Shabcaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*