26th April 2024  admin  Category :

Taliyihii gobolka Bari  oo loo magcabay Isbatoore ka soo jeeda  Beesha Cismaan Maxamuud ee uu madaxweynaha Puntland ka soo jeedo

Cabdiraxmaan Yuusuf Xuseen oo ka soo jeeda Beesha Cismaan Maxamuud, horayna u ahaa Isbatoorihii Cade Muuse u magcaabay taliyaha  Waardiyaasha Bangiga Boosaaso ayaa loo magcaabay taliyaha amniga gobolka Bari, oo ay hoos yimaadaan  degaanada ay argagixisada Alshabaab ku sugan yihiin.

Amninga gobolka Bari  iyo la dagaalanka Alshabaabka, ayaa  waxa la ga horumariyey nasnuujinta beesha uu ka soo jeedo madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi ayaa taliyaha qeybta Booliiska gobolka Bari u magacaabay  Cali Maxamuud (Daan), oo ay ka soo wada jeedaan beesha Cismaan Maxamuud

Taliyihii hore ee qeybta Booliiska gobolka Bari  Cabdixakiin Yusuf Xuseen ayaa xilkan banneeyay 6-dii December 2018 kadib markii loo doortay xildhibaan ka tirsan Baarlamanka dowladda Puntland, waxaana tan iyo xilligaasi sii haye ka ahaa taliska G/dhexe Axmed Abshir Axmed (Jaraale).

Ummadyahay Qabiilkiyo Qaranimadu Waa Laba

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*