7th May 2024  admin  Category :

Rikaabkii Diyaaradda oo ogaaday in Kabtanka Diyaaradda iyo ku xigeenkiisu ay yihiin Gabadh iyo hooyadeed

Rikaabkii saarnaa Duulimaadkii diyaaradda Delta oo ka duulaysey Garoonka diyaaradaha ee  Caalamiga ee Los Angeles. ayaa ku farxay  markii ay ogaadeen inay gacanta ugu jiran oo Diyaaradda duulinyaan  Qoys is dhalay – Capt. Wendy Rexon iyo gabadheeda, Kelly Rexon

Duulimaadkan ka tegay LAX ilaa  ATL ayaa waxa wada duulinayey gabadh iyo hooyadeed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*