3rd December 2024 admin Category :
Argagixisada iyo kooxda taageerata ee mucaaradka ku ah dawladda federaalka Soomaaliya, oo sabab u ah amni xumada dalka ka jirta, ayaa ku been abuurtay wasaaradda amniga Soomaaliya iyo wasiirka amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale)
Warqadan Afka Carabiga ku qoran waa been abuur ay soo xardheen argagixisada iyo kuwa taageersan ee ku gabada magaca ” Mucaarad”