19th May 2024  admin  Category :

Xoola dhaqataddii iyo Xijilaydii Warsangeli ee aan hubaysnayn ee la afduubay ayaa maanta Isaaq taariikh ku samaysanayaa iyo Warsangeli dagaal nagula jira ayaa soo qabanay

Labo cisho ka hor ayaa Ciidamada badda ee Somaliland iyo maleeshiyaad ay garab siinayaan oo ka soo jeeda Beesha Habr yoonis ee Isaaq waxay degaanada Waqdariya ee degmada Laasqoray salaadda subax ka hor ka afduubteen 17 qof oo isugu jiray Xoola dhaqato iyo Xijiyeesato aan hubaysnayn.

Dhibanayaashii la afduubtay oo ay qayb ka ahaayeen afduubkoodu Ciidamo ay tababaraan qaar ka mid ah wadmada reer galbeedka ayaa si ka baxsan baniaadanimada iyo ciqaab waxa u gaystay Kooxda Ina Xaaji Nuur ee dhul boobka ah. Ujeedada Ciidanka badda loo keenay ayaa ah cabsi gelin la doonayo in dadka degaanka lagu barakiciyo

One thought on “Dhalinyardii degaanka Laasqoray laga afduubtay

  1. Jirac

    Waa kuwee wadama “WESTERN COUNTRIES” BARAKICIN TA DADKANAGA KA QEYB AH WAANU U SHEEGEYNAA IF THEY DONT STOP ? WE WILL BRING CHINESE JUST LIKE DJIBOUTI DID WE WILL BUILD LASQOREY WITH A GIVEN CHINESE MILITARY BASE IF WESTERN COUNTRIES STOP SUPPORTING ONE TRIBE IF ITS UK WHO’S DOING IT WE DAROOD CLAN STIL SUFFERING WHAT THEY DID TO NFD, OGADEN AND THE CITIES THAT THEY HAVE BARED WITH 2.7 MILLION DARVISH SOLDIERS THEY HAVENT EVEN APOLOGIZED TO OUR PEOPLE JUST LIKE FRIGGIN ITALIANS BY MASSACRING OUR PEOPLE BEFORE THEY FIGHT AND KILLED ONE ANOTHER IN OUR LAND ON OUR PEOPLE IM REALLY ANGRY WHAT OUR GRANDPARENTS WENT THROUGH AND WHAT OUR GENERATION GOING THROUGH BUT THE HISTORY JUDGES ITSELF WE ARE THE WINNERS NOT LOSERS. Ha la dul qaato in yar anaka dhaqan keenu suu ahaa hala xajiyo DHIIG BIN ADAM WAA NAGA XAARAAM MUSLIM OR NON MUSLIM XOOLIHOODANA WAA NAGA XAARAAM MUSLIM OR NON MUSLIM CID KASTANA OO WANAAGA JECEL IS ALWEYS WELCOME INEYNU WADA SHAQEYSANO WAXNA WADA QABSANO. MESSAGE TO WALAALEHEEN HABAR YONIS DHULKANAGA AYAAD HOROR KU TIHIIN WAA IDIN ABHINEYNAA SHARCIGANA WAAD TAQAANIIN DHAQANKANA WAAD TAQAANIN HA U MALEYNINA KAAD XALAASHATEEN INAAN LA’IDINKUGU IMAANEYN OO AAD MAGACYADA KA BEDESHEEN MAANTA WAA 2021 WAXATNU SUGEYNEY 30 INEY BUUXSANTO DUNIDA MAANTA LA JOOGANA WAA MID CASRI AH.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*