18th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Shirka Madasha Badbaado Qaran oo ka furmay Muqdisho, Madasha ayaa waxaa ku mideysan Dowladdaha Puntland iyo Jubaland , Midowga Musharixiinta iyo Golaha Siyaasiyiinta Somaliland. Guddoomiyaha Madasha Badbaado Qaran , Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa warbaahinta la wadaagay in kulamada Madashu sii socon doonaan inta dalka laga badaadinayo xaaladda uu marayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*