18th April 2024  admin  Category :

Sidee lagu ogaadaa, looga gaashaantaa, loogana bogsadaa aramda coronavirus?*Warbixinta waxaa soo tarjumay Degelka Hay`add.Cafimaadka Dunida {WHO} *Xassan Hoorri*.

Ka digtoonow Qoddobada soo socda:

1. Cun-cun dhuunta ah

2. Dhuunta oo qalasha

3. Qufac qalalan

4. Kor u kac heer kulka {Xummad}

5. Neefsiga oo cidhiidhi gala

6. Urka ama dhadhanka oo kaa taga*Guriga ku keydso hubka lagu la diriro Covid19:*

1. Kiniinka Paracetamol

2. “Betadine” dareere lagu dhaqo afka ama lagu loq-loqdo

3. Vitamin C, Vitamin D iyo Vitamin B complex

4. Biyo kulul oo la isku uumiyo muddo 10 daqiiqo ah si loo nadiifiyo neef mareenka

5. Jimicsi joogta ah si aad u hesho oxygen

Saddexda heer ee Cudurka Covid 19:

1. Heerka uu ku dhaca sanka – Si aad uga bogsaton maalin keliya, isku uumi biyo kulul, isticmaal Vitamin C. Heerkan cudurku ma laha qandho ama xummad.

2. Heerka uu ku dhaca dhuunta – Waxaa uu leeyahay dhuun xanuun. Si aad uga bogsto hal maalin, ku loqloqo biyo kulul, cab biyo kulul, haddii ay xummad jirto isticmaal Paracetamol, Vitamin C iyo Vitamin B complex. Haddii aad ka sii darto isticmaal kabsalka qalajiyaha (antibiotics).

3. Heerka uu ku dhaca sambabada – Waxaa uu leeyahay qufac iyo neefsiga oo qofka dhiba muddo 4 ilaa 5 maalmood ah. Waxaa aad qaadataa Vitamin C iyo Vitamin B complex, ku loqloqo biyo kulul, raadso qalabka lagu cabbiro oxygen-ta, qaado kaar jebiyaha Paracetamol, haddii qofku ka sii daro waxa loo baahan yahay oxygen in lagu xidho oxygen. In la cabbo cabitaan badan, la sameeyo jimicsi dheeraad ah si loo qaato oxygen badan.

Goorma ayaa lagu cararaa isbitaal?

Heerka oxygen-taadu, haddi ay ka sii yaraato 92 (heerka laga rabo waa 98 – 100) markaa waxaa aad u baahan tahay in lagugu xidho oxygen. Haddii ay guriga kuu taallo oxygen-tu uma baahnid in lagu seexiyo isbitaal.*Ku sugnow caafimaad qab, Badbaadi naftaada, Badbaadi sokeeyaha, ku sugnow bad-qab, insha Allah!*

Fadlan Allah dartiis *Farriinta* u la wadaag bulshada si Allah badbaado ugaga dhigo war-ma-qabtada.

Daawooyinka aad qaadan karto xilliga aad ku jirto Karantiil, guriga ama isbitaalka.

1. Vitamin C-1000

2. Vitamin E (E)

3. Inta u dhaxeyso (10:00 ilaa 11:00 saac subaxnimo ) isu dhig ileyska cadceeda muddo 15 ilaa 20 daqiiqo ah

4. Cun cunto ukun leh, maalnti hal jeer

5. Naso/seexo ugu yaraan 7-8 saacadood

6. Cab maalin kasta biyo 2 litir ah

7. Cuntada kululay. Iska jir cunto qabow.

*Xoojinta hab-dhiska difaaca jidhka*.

Xusuusnow halbeegga (pH-ka) ama heerka aysidhka aramida Covid 19 waxaa uu u dhexeeyaa 5.5 ilaa 8.5.

Sidaas awgeed, waxaa dili kara in aad quudato cuntooyinka halbeegoodu ka sarreyso tan Covidb19 ee 5.5 ila 8.5 pH, sida:

*liinta dhannaan – 9.9 pH*

Liinta jaallaha ah – 8.2 pH*

Avocado – 15.6 pH* Toon – 13.2 pH*

Cambe – 8.7 pH*

Liinta Burtuqaalka 8.5 pH*

Cananaaska -12.7pH

In aad cabto biyo diirran oo leh liin dhannaan waxaa ay dili karaan jeermiska inta aanu u talaabn sambabada.

Waxa tarjumay Xasan Hoori

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*