26th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni oo Garoowe ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare.

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing, suit and outdoor

 

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir ku soo dhaweeyey wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, suit, shoes, wedding and outdoor

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo dhoweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Maxamed Xasan Lafta-gareen.

Image may contain: 5 people, people standing, shoes, suit and outdoor

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*