7th May 2024  admin  Category :

Maahmaah Soomaali ah ayaa oraneeysa, “Ninkii aan quusan, isaga ayaa quus ah” Cali Khaliif ayaa u muuqda shaqsi aan ka quusan in loo furo dastuurka beesha Isaaq ay sameeysteen. Waxeey kaloo Soomaalidu tiraahdaa, “Lax walba shililka ay is dhigto ayaa lagu gooracaa.” Hadaba, Cali Khaliif maxaa la gudboon ma in Garoowe, Jijiga, Gaarisa iyo Kismaayo uu u soo noqdo, mise in SNMta uu ag joogo?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*