15th May 2024  admin  Category :

Degmada Buraan Ee Gobolka Sanaag ayaa Markii u horeysey Waxaa laga hirgeliyey balayaasha Solarka Cadceeda Ku shaqaya’ Xili koronto la’aan ay ka jirtey Magaalada gudeheeda.

Hay,adda FSF oo Mashariic dhowra kawadey Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa Mashruucan Fulisay ,Waxayna gudaha shaaraca Magaalada lag taagtey Baalayaal badan  oo ah systemka Solerka Cadceeda Ku shaqaya habeen iyo Maalin.

Dhinca kalena Magaalada Bali-Busle ayaa iyana laga hirgeliyey  baalayaal  iyadoo laysugu qaybiyey labada Magaalo oo hore ay uga jireen Cabashooyin Asaasiyaadka bulshada ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*