26th April 2024  admin  Category :

Ciidankii Habar-yoonis oo iskaga baxday jiida hore ee Tukaraq iyo khalkhal soo wajahay

Wararka ka imanaya magaalada Tukoraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan maleeshiyaadka SNM  iyo Puntland ayaa la sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa SNM,  gaar ahaan beesha Habar-Yoonis ay iskaga baxeen jiida hore taasoo khalkhal ku keentay maamulka SNM

https://youtu.be/UCnbMSKstH0

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*