Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th April 2018 admin
Somali Foreign Minister discusses with Turkish Ambassador ways to strengthen bilateral cooperation frameworks in various fields Mogadishu, April 23, 2018 – The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Amb. Ahmed Isse Awad, received Monday at his office at the Foreign Ministry the Ambassador of the Republic of […]

24th April 2018 admin
Talafishanka CBC wuxuu xaqiijiyey in Alek Minassian, oo 25 jir ah degana Richmond Hill, Ontario uu ahaa ninka loo malaynayo inuu gaariga dadka dilay waday Sagaal qof ayaa dhintay lix iyo tobon kalena waa ku dhaawacmeen, ka dib markii gaari xawaare ku soconaya uu ku jiiray dad marayey jidka mashquuklka ah ee Yonge Street and Finch Avenue. Hal qof ayaa loo xiray arintan. Talafishanka CBC wuxuu xaqiijiyey in Alek Minassian, oo 25- degana Richmond Hill […]

24th April 2018 admin
Daawo Jabahadii SNM, halka ay kala marayaan iyo beentii ay shacabkooda u sheegIi jireen oo ay iyagu hadda isku naceen Waraysi Dagaal iyo Gacan ka hadal isku badali rabay bal ila Daawo. Slået op af Salman Jamal Said i 23. april 2018

24th April 2018 admin
Xabad Tufaax ah oo bilash ah ayaa u keentay in lagu ganaaxo $500 Crystal Tadlock oo ka soo jeeda Colorado dalka Maraykanka ayaa fasax u aaday dalka Faransiiska, markii ay ka soo laabatay Faransiiska oo ay u soo socotay dalkeeda, ayaa diyaaraddii soo qaaday ee Delta waxay siisay xabad Tufaax ah oo bac ku jirta. Markii […]

24th April 2018 admin
Somalia’s Puntland region asks UAE to stay http://www.arabnews.com/node/1286481/world
24th April 2018 admin
Xarago maa Xasan Xaadka Gobolka Bari baa? Haddii maamulka Gobolka Bari ama ama degmada Boosaaso shir ka dhan ah lagu qabto degmada Boosaaso waxa soo abaabulay waa Xarago. Hadii maamulka Puntland shir looga sooo hor jeedo lagu qabto degmada Boosaaso, waxa soo abaabulay waa Xarago/ Haddii Alshabaab la soo qabtay lagu booqdo Xabsiga waxa soo booqday waa […]