Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

20th October 2020  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay Wasaaradda Dastuurka Iyo Guddiyada Dib-U-Eegista Dastuurka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Madaxa Bannaan, kuwaas oo uga warbixiyey halka ay […]

20th October 2020  admin  

Taliyihii ciidamada DANAB oo xilka laga qaaday Taliye cusubna loo magacaabay Taliyihii guutada 16aad ee kumandooska Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimalik Maalin ayaa xilka laga qaaday, iyadoo loo magacaabay taliye cusub. Taliyaha cusub ee Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa waxaa loo magacaabay Gaashaanle Axmed Cabdilaahi Nuur (beeryare), kaasi oo horay xilal uga soo qabtay Ciidanka Milateriga Soomaaliya. […]

20th October 2020  admin  

Cali Nuur Salaad “Waa Ka Baxay Ka Shaqeyntii Ololaha Madaxtinimada Kheyre Agaasimihii warfaafinta Xafiiska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, Calinuur Salaad oo ka mid  ahaa ragii hoggaaminayey ololaha doorashada uu Kheyre ugu jiro xilka Madaxweynaha ayaa gebi ahaanba ka baxay kooxdaas olelaheeda. Calinuur ayaa shaqada agaasinka waaxda warfaafinta iska casilay maalin […]

20th October 2020  admin  

Qaar ka mid ah ciidanka Puntland ayaa lagu eedeeyey ineey khamriga la qabto ay weeycsadaan oo ay nafahooda u cabbaan. In muddo ah, waxaa jirtay warar sheegaya in ciidamo badan oo ka mid ah kuwa Puntland ay cabbaan khamriga. Hadii ciidankii dhammaa ee aheed ineey la dagaalamaan khamriga ayba iyagii cabbayaan, yaa dadkii kalle ka […]

20th October 2020  admin  

Hogaanka Sirdoonka Soomaaliya, Itoobiya Iyo Eritrea Oo Ku Shiraya Adis-Ababa ogaanka Sirdoonka dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritrea ayaa ku shir uga socdaa magaalada Adis-ababa ee magaalo madaxda dalka Itoobiya, sida loo xaqiijiyey wakaalada Horseed. Lama oga waxa uu quseeyo kulanka ilaa iyo haddana wax war ah kama soo bixin shirkan ay isugu yimaadeen hogaanada sirdoonka […]

20th October 2020  admin  

Mid ka mid ah Ragii weeraray Hotel Cascaseey Kismaayo oo la xukumay.… 22