Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

18th April 2024  admin  

Siyaasiyiintii Daarood ee la shaqaysan jiray ururka Damul jadiid ee ka shaqaynaya sidii ay Puntland u br burin lahaayeen ayaa maanta lagu abaal mariyey xilal la doonayo in hoowshii ay ku dhex jireen ay sii labi jibaaraan. Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Senator Cabdulaahi Cali Timacade, oo aad uugu daalay Guulwadaynta iyo Cabdulaahi […]

18th April 2024  admin  

Faaqidaadda: Doodda ka dhalatay wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya, Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay ansixinta wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya, oo afar cutub oo ka mid ah la meel-mariyey iyo doodda iyo cabashada ka dhalatay arrintaas.

18th April 2024  admin  

Dilka hadal haynta ka dhaliyey Sweden ee wiilkan Soomaaliga ah loogu xiray, loona maxkamadaynayo Soomaalida dalka Sweden ayaa aad u hadal hayey dhacdo la xiriirta wiil Soomaaliyeed oo xaaskiisa oo uur lahayd ku dilay magaalada Örebro oo 100 mayl galbeed ka xigta caasimadda Stockholm. Nin Soomaali ah oo la yiraahdo Maxamed-Amiin Cabdirisaaq Ibraahim oo 22 […]

18th April 2024  admin  

” Waxaanuu aaminsanahay oo ka shaqaynayaa in nin Hawiye ah Madaxtooyda Fadhiyo One more reason Puntland decision is historic to leave the Ex Federal gov’t Somalia pic.twitter.com/iCBwA1O1Yx — Galayr🐪 🇸🇴 🤝 🇺🇸 (@ina_galayr) April 4, 2024

18th April 2024  admin  

Go’aankii Xasan Sheekh iyo kooxdiis ay dstuurka ku bedeleen ma ahayn mid logu dneenayey umadda Soomaaliyeed

18th April 2024  admin  

Published: April 3, 2024  Ethiopia and Turkey, which have had cordial ties since the early 20th century, have drawn even closer in recent years as both battle criticism from the west over domestic policies. But new developments are putting the relationship to the test. These include Turkey assuming the role of protecting Somalia’s waters – deemed to […]